Yeelid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg yeel5.

Yeelid*

Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo   Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Yeelid*

waa Ogolaansho, Kuraacid  - waa eray Lid ku ah, diidmo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeelid

aabayeelid | aabeyeelid | saab | saabi | qaabi | udgi | raaci | haaree | ololi | oomaari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg