Yoxoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.
Yoxoob
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Si kadaloob ah u fariisasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoxoob ↴
yaxoob | yaxoobid | yoxoobid | yoxoobsasho | yoxoobso | yuurur | yuurur | kuudud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg