Aabi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gardarro isla weyni iyo kibir ku jiro oo cid lagula muujiyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabi

aabiweyrax | xaabi | xaabid | yaabi | yaabid | yaabin | yaabis | caabid | gaabi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg