Aalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Lo'da inteeda aan weli gaarin da'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
Naalo*
Ukun ama bayd
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aalo ↴
yabadhaalo | gaaloobid | gaalow | kaalo | kaalori | maalooti | ooryawalaaloobid | ooryawalaalow | ooryowalaaloobid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

