Aarso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Ka aa.: cid, cid kale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aarso

saarso | ugaarso | xambaarso | aarsasho | abaarso | ballaarso | cawaarso | dadabxambaarso | dhaarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg