Ab'ogaa

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dad dalka gudihiisa weligii degganaa; aan gadaal ka imaad ahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ab'ogaa

ab'ogaa | ab'orijinis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg