Adkee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

1. Wax adag ka dhigid (wax). 2. Gunti, xarig iwm si aad ah u dhuujin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adkee

ba | udub | udubdhexaad | adkayn | adkaysan | aslan | budaddar | cayn | dhidban |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg