Afti

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Arrin ama qaynuun, in la oggolaado ama la diiddo darteed, ay dowladi shacbigeeda u bandhigto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afti

aftin | aftir | aftir | aftirasho | aftirid | aftiro | aftixid | haftibbax | haftibbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg