aleen
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-eemo, m.dh)

Koor yar oo geela loo xiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aleen

baabbaca-caleen [m.dh] (-eemo, m.l)
(baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c.yeesha, kuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu.

uskag-galeen [m.l]
Jir dad meesha wasakh qabatinka leh.

biyaggaleen [m.l] (-nno, m.dh)
Meel godan oo biyo qabatin leh.

caanaggaleen [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Xididdada caanuhu maraan ee candhada xoolaha.

caleen [m.dh] (-eemo, m.l)
1. Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada. 2. Caleenta geedka shaaha.

caleendhacsad [m.l]
ld caleendhacsasho.

caleendhacsade [m.l]
(bot.) Geedka lumiya ama ay ka hoobtaan caleemaha xilliyada qaarkood.

caleendhacsasho [m.f.dh]
eeg caleendhacso. ld caleendhacsad, caleendhaacsi.

caleendhacsi [m.l]
ld caleendhacsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg