Caleen

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eemo, m.l)

1. Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada. 2. Caleenta geedka shaaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caleen

jaad | baabbaca-caleen | baad | qaare qaar | raasow | aram | aruundi | boodsol | buuri | cadduuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg