Amakaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.

Amakaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Si aad ah u yaabid. ld amankaag².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amakaag ↴

abyan | afkalahayn | amakaagid | amakaagsan | amakaagsanaan | amakaagsanaansho | amankaag | amankaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg