Ammaano

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax cid loo dhiibto si ay u xafiddo. 2. Kalsooni cid lagu qabo; aamminaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ammaano

faan | ammaanaysii | ammaanayso | ammaanso | dammaano | dhaaf | faanfaan | faanfaan | gaarsii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg