Arax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-raxyo /-rxaan, m.l)1. Xiriirta lafdhabarta qaybteeda sare oo ay feeraha is-haystaan. 2. Xubin hilib ah oo ka kooban dhowr ricirood iyo cadkooda. 3. Sac, saddex da'ood ama ka badan dhalay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arax ↴
adhaxle | ansaarax | ansaarax | araxdaaco | araxnimo | arxaan | arxan | baarax | barax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg