arooryo
(m.dh)

ld aroo(ø)r.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arooryo

waa [m.l] (-aayo, m.l)
1. Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo. 2. Xilli; waqti; jeer; goor. arooryo, jeer, goor, subax, waqti, xilli

waabari [m.l]
Kolka waagu dillaaco; arooryo; oog. ld waabberi. waabberi, arooryo, oog

aroor [m.dh]
Waqtiga u dhexeeya marka waagu dillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ld arooryo.

aroorhoraad [m.dh] (-ddo, m.dh)
ld arooryohoraad.

arooryohoraad [m.dh] (-ddo, m.dh)
Marka oogga waaberi dilaaco. ld aroorhoraad.

hiir [m.dh]
1. Arooryo hore. 2. Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.

jarmaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg