Awr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(awr, m.dh) 1. Geela kiisa lab; rati. 2. A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awr

ubur | uurqaad | wadaamaggoysyo | xajiintir | yeel | abaahi | abashuqle | abjad | aburi | ambaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg