Axad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof; ruux.
Axad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo u dhexeeysa sabtida iyo isniinta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axad ↴
axadeysasho | axadeysi | axadeyso | axadh | axadh | axadhid | baaxad | baaxadsoore |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg