Baa

Qaabnaxa: qr.dd (nax.) Isrogrogga:

Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa¹, ayaa, yaa³. aa, ayaa, yaa

Ibaaqo*

Biyaha dareenka ku yimaad ee xubinta taranka ragga kasoo baxa .shahwo .mani


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Gabaahiir*

Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baa

aa | aad | aaddan | ba' | baab | u | baabaha masiixiga | baabasiir | baabba' |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg