Baay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay, 3.14159. waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baay

waabaay | waabaayayn | waabaayaysan | waabaayaysnaan | waabaayaysnaansho | waabaayee | waabaayo | waabaayoobid | waabaayow | rabbaayad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg