Bakooro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld bokooro. Cudur indhaha ku dhaca oo baqbaq u yeela. 2. ld bokooro. Cudur isha birteeda ku dhaca oo caddeeya. 3. ld baqoorad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakooro

daaf | bakoorad | bokooro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg