Ballaaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Wax ballac weyn leh ahaansho. 2. Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaaran

aag | ubbo | faafi | baabbaca-caleen | yaanbo | caad | eel | laako | taaloog | taaloog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg