Ballaarin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.

Ballaarin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg ballaari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaarin

bahardaadi | barriiji | dhegraac | fitaaxi | fur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg