baraarugid
(m.f.dh)eeg baraarug³. ld baraarug¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baraarugid ↴
baraarug [m.l]
1. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
hambaabir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.
hambabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg