Bartame

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Bar wax labo qeybood oo isla'eg u kala qeybisa. ld bartan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bartame

baaxadsoore | badho | bartan | dhexdhexaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg