Dhexdhexaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bartame. 2. Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexdhexaad

xagjir | atam | cimilada baddadhexe | dhexdhexaadi | dhexdhexaadin | dhexdhexaadis | dhexdhexaadiye | dhexdhexaadnimo | dhexgal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg