Baryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryo

yawyab | alaah | aweyti | balalo | baryood | baryootamid | baryootan | baryootan | beridhax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg