Baxsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof). 2. Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof). 3. Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxsan

laaban | caafimaad-beeleed | taag-dhuleed | waagii mesosooik | wabaxsan | wabaxsanaan | wabaxsanaansho | xagalo | yooko | ambabbaxsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg