Laaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax aan fidsanayn noqosho.
Laaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laaban ↴
laablaaban | laablaaban | laabmid | laabnaan | laallaaban | laallaaban | xagal | barroosin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg