Beer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa. 2. Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
Beer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
Beer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beer ↴
yaanbo | ohon | oodan | tacab | uur | uurkujir | uurweynaad | waagii dhagaxa-dambe | xamaasad | xameyti-mareen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg