Beled
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ldaan, m.dh)Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beled ↴
beldaan | beledee | beledeyn | beledeysasho | beledeysi | beledeyso | belediyad | bender | magaalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg