bi'is
(m.l)

ld bi'in.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bi'is

obiyum [m.l (daaw.)]
Dawo laga miiro geedka la yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay morfiin ku jirto.

baabbi'is [m.l]
ld baabbi'in. baabbi'in

asbiriin [m.l]
(daaw.) Dawo aad loo isticmaalo oo xanuunka, halaamacoodka iyo qandhada bi'isa.

bi'in [m.f.dh]
eeg bi'i. ld bi'is.

bi'is [m.l]
ld bi'in.

koodhiin [m.dh] (-nno, m.dh)
(daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.

xanuun bi'iye [m.l]
(daaw.) Dawo xanuunka bi'isa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg