Bilaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Wax la bilaabay noqosho. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilaaban

billaaban | dildillaaca-waaberi | dood | kicin | kulanno-cidhifeed | toornaado | xarriiq-badh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg