Bixiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fandhaal weyn oo dabo dheer leh kana samaysan qori oo raashinka lagu gurto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bixiye

baadibixiye | boosh | carbuunan | cirbixiyeen | cirbixiyeennimo | dagaggooys | dhabbe | dhiig-ku-shubid | dhilan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg