bogsasho
(m.f.dh)

eeg bogso. ld bogsad, bogsi, bogsood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bogsasho

caafimaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cudur, jirro iwm ka bogsasho.

adaddaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Madaxwareer yar. 2. Jirro muddo lala jiifey si tartiib ah uga bogsasho.

baano [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ntay, -natay)
1. (f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin. 2. (f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.

bogsad [m.l]
ld bogsasho.

bogsi [m.l]
ld bogsasho.

bogsood [m.l]
ld bogsasho.

cashibbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xoolo cashi ka bogsasho.

doogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Roob iyo barwaaqo helid. 2. Xoolo biyo la doonid. 3. Ka d.: nabar, dhibaato iwm ka bogsasho.

doorso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax, wax kale ku beddelasho. 2. (f.g) Wax sarrifasho (lacag). 3. (f.mg) Cudur ka bogsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg