Boob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.
Boob
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho. 3. Dedejin (cunid, socod, iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boob ↴
naastro | aboobid | afdabayl | bililiqayso | bililiqo | boobas | boobe | boobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg