Boobe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)1. Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca. 2. Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boobe ↴
daballaab | girligaan | harqaboobe | hoobiye | mashiingaan | mataraariye | qaboobe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg