bulshey
(m.l)

Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulshey

bashaash [m.l] (-shyo, m.dh)
B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

bashaashad [m.dh] (-do, m.l)
B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

bulshee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-sheeyay, -sheysay)
1. (f.g) Qof bulshey ka dhigid. 2. (f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.

bulsheyn [m.f.dh]
eeg bulshee.

bulsheynimo [m.dh]
Bulshey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg