Bulukeeti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulukeeti ↴
jaajuur | madar | shamiinto | shawlax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg