Cagaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin. 2. Doog. 3. Qudaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaar

kaafuur | laac | laamallooye | raad-guri-cagaar | alji | bagal | bahalhiglo | baqtifuul | bilirubiin | cadduuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg