Tiiraanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiiraanyo

urugo | belaayo | caloolgubyo | gamiin | kurbo | qalbixun | qambaruur | qambaruursan | tiiraanyee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg