Murug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta. 2. Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.

Murug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo. 2. ld murud.

Murug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rgay, -rugtay; -rgi)

1. Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid. 2. Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murug

xaajaggal | jaalle | tacsi | anguugyo | belaayo | caloolgubyo | ciilkambi | dabbi | dabbiso | diinta Budhiismaha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg