Cambaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.


Cambaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambaar

cambaarayn | cambaarcad | cambaaree | cambaarmadow | cambaaroobid | cambaarow | goosato | qawad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg