Qawad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.
Qawad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax saluugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qawad ↴
caar | cambaarcad | qawadid | qawadsan | qawadsanaan | qawadsanaansho | qawid | saluug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg