Carro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld ciid (1). 2. ld carri. Dhul; dal; waddan. 3. Ciid cusbo leh.

Carro-edeg*

Dunida , koonka , caalamka


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Carii ay umadi dagto

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carro

jaan | qaarxabaal | qaarxabaal | adable | bacaad-qaab-bileed | badiil | bakool | boodsol | boondhow | burciid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg