Cir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan. 2. Roob.

Cir

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cir

aaddi | ibajiiqo | baabba' | baabba' | da' | baabbi'i | edeg | ibayaro | raadgoo | raad-guri-cagaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg