ciribtir
(m.l)Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
ciribtir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribtir ↴
baabba' [m.l]
1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id baabbi'id
baabba' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day; -bbi'i)
1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
baabbi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax ciribtirid.
2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal
tirtirid. Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda
ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin.
4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay
waxyeeleyn.
tafiirgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Wax ciribtirmid.
ciribtiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.
ciribtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.
ciribtirid [m.f.dh]
eeg ciribtir². ld ciribtir¹.
ciribtirmid [m.f.dh]
eeg ciribtiran¹.