Ciso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xurmo. 2. Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciso ↴
casiis | casiisad | cis | ciso-la'aan | dhicisoobid | dhicisow | fajeciso | fajiciso | fejiciso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg