codbixi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codbixi ↴
codbixin [m.dh]
eeg codbixi. ld codbixis.
codbixis [m.l]
Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.
intikhaab [m.l] (-byo, m.dh)
Doorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iwm.
xaq-codbixinta [m.dh]
(xuquuq codbixin, m.dh) (qaan.) Xaqa loo dhiibto codka, gaar ahaan marka ay dadku dooranayaan baar-lamaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg