Cuf
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuf ↴
baabbul | daacuf | daacufle | daafad | ibitiiliyam | kaaliyam | laama | unug | xaddi-foolwaa | abjad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

