Cunan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-unnaa, -unnayd)

Wax la cunay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunan

booddo | cunnaan | higlo | huyun | mukay | yaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg