Cune

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.dh)

1. Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare. 2. Wax cuna; cunaa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cune

xabag | booc | boolicune | daaqcune | garcuneed | giddicune | hilibcune | merji | wax-walba-cune |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg